Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah u bilaabi doono xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub Galmudug
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in khilaafkii Ahlusunna iyo Dowladda lagu guulaystay in la xaliyo, lana diiwaan geliyey labaatankii xildhibaan ee la siiyey Ahlu sunna.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com