Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Sharciga Doorashooyinka qaranka.
Guddigan ayaa ka shaqeyn doona sidii Aqalka Sare loo horgeyn lahaa Sharciga Doorashooyinka qaranka.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 7-xubnood oo dhamaantood ka tirsan Mudanaaysha Aqalka sare.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA IYO MAGACYADA GUDDIGA:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com