Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay Hay’adaha ICRC iyo SRCS

War saxaafadeed kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu cadeeyay in dowlada ay ka xun tahay war ay qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooyee kasoo saareen Hay’addaha Bisha cas iyo laan qeyrta cas (ICRC iyo SRCS).

Dowlada federaalka warka ay soo saartay ayaa lagu sheegay in meel ka dhac iyo xad gudub uu ahaa qoraalkii kasoo baxay  Hay’addaha Bisha cas iyo laan qeyrta cas, waxaana dowlada qoraalka Hay’adahaasi kasoo baxay ku tilmaantay marin habaabin.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Dowlada kasoo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya oo Baaq Muhiim ah soo saaray

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad rasmi u diray Axmed Burhaan Maxamed

Caydiid Ali

Eey ka mid noqday Musharaxiin ku tartamaya doorashada duqa Magaalada Toronto

Caydiid Ali
Taboola Ads ---