Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Golaha Naafada Qaranka oo ka hor yimid sharci uu ansixiey Baarlamanka Somalia (Akhriso)

Golaha naafada qaranka Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay sharciga doorashooyinka ee ay maanta anxisiyeen xildhibaanada baarlamanka Somalia.

War-saxaafadeed ka soo baxay ayey sheegeen iney ka war heleen in la bedelay qodobka 23aad faqradiisa 7aad oo qeexeysay waajibaadka xisbiyada qaran ka saran bulshada naafada ah arintasoo guluhu ku tilmaamay arin nasiib daro ah.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka golaha oo faahfaahsan

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxaa ka jira dowlada Qatar ku lug laheyd qaraxyo bilo ka hor ka dhacay Boosaaso?

Caydiid Ali

Puntland oo si adag uga hortimid tallaabo Dowladda Soomaaliya ay qorsheeneyso

Cabdi Cade

(Akhriso Magacyada): Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee Marxuum Eng. Yariisow

Caydiid Ali
Taboola Ads ---