Ciidamada Xoogga dalka ayaa la sheegay in howlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubada hoose ay ku dileen ku dhawaad 15 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo iskugu jiray dagaalyahano iyo saraakiil.
War caawa ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkan uu si gaar ah uga dhacay degaanada Baar-sanguuni iyo kaban oo hoos taga degmada Jamaame.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo faahfaahsan Â
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com