Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Akhriso) Jadwal kale oo loo sameeyey Doorashada hogaanka cusub ee Galmudug

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa shaaciyay jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada hogaanka Galmudug.

Jadwalkii hore ee guddigan ay soo saareen 25kii bishii hore ayaa shaqeyn waayey ka dib markii lagu mashquulay khilaafkii ka dhex aloosnaa DF iyo maamulka ahlu sunna oo muddo badan qaatay.

Hoos ka akhriso jadwalka cusub ee maanta la soo saaray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Itoobiya oo Shaaca ka qaaday in Biyaha Wabiga Niil sidii ay doonaan u isticmaalayaan

Cabdi Cade

Saraakiil ka tirsan Maxkamada Ciidanka qalabka Sida oo gaaray Doolow (Ujeedka)

Caydiid Ali

Qarax ka dhacay xarunta Maamulka degmada Ceelwaaq iyo khasaare ka dhashay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---