Xaaska Madaxweyne ku-xigeenka dalka Zimbabwe ayaa lagu eedeeyey isku day ay ku dilayso seygeeda.
Marry Mubaiwa, ayaa horay loogu eedeeyey arrimo la xirriira musuqmaasuq, waxayna ahayd hor timid maxkamadda, iyadoo ka jawaabeysa eedeymaha dembiyada lagu soo oogay.
Balse way beenisay eedeymaha loo soo jeediyey, iyadoo dacwad oogayaasha ay sheegeen in haweenaydan isku dayday inay disho Constantino Chiwenga xilli uu caafimaad u joogay Koonfur Afrika.
Chiwenga ayaa shiinaha muddo afar bilood ah caafimad ugu maqnaa ka hor inta uusan dalkiisa ku soo laabanin dhowaan.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com Â