War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay colaada u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed ee ka taagan deegaano katirsan Gobolka Mudug.
Puntland ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay colaada kasoo cusboonaatay deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug ,waxa ayna ku baaqday Puntland in dagaalkaasi loo joojiyo si shuruud la’aan ah.
 Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Madaxtooyada Puntland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com