Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa baaq nabadeed udiray Beelaha Walaalaha ah ee ku hardamaya Gobalka Mudug.
Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo War-saxaafadeed ka soo saaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dagaaladan iyo dhiiga dadka walaalaha ah ee daadanaya.
Hoos ka akhriso qoraalka Shaakir oo dhameystiran.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com