Allbanaadir.com
NEWS

Digniin laga soo saaray Deegaano laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Dabeylo iyo Daadad

Maamulka Puntland ayaa Digniin kasoo saaray duufaano iyo dabeylo is wata oo laga cabsi qabo in maalmaha soo aadan ku dhuftaan deegaano katirsan maamulkaasi gaar ahaan dhulka xeebaha ku teedsan.

Qoraal kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in Dabeysha iyo duufaanta laga cabsi qabo in xoogeeda ku dhufato inta u Dhaxeysa Xaafuun ilaa Hobyo, waxaana dadka looga digay in ay ka fogaadaan goobaha halista galin kara noloshooda.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Puntland kasoo baxay

 

 

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Al Shabaab oo Caawa weerar ku qaaday Dhuusomareeb iyo Rasaas …

Cabdi Cade

Kolonyo uu la socday Wasiir Goodax oo lagu qarxiyey meel ku dhow B/Xaawo (Sawirro)

Caydiid Ali

Axmed Madoobe iyo Siyaasiyiin la socotay oo lagu soo dhaweeyay magaalada Garawe

Cabdi Cade
Taboola Ads ---