Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta aqalka dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay ergayga midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Francisco Mandeira.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Francisco Mandeira ayaa kawada hadlay sugida amniga Caadimadda Muqdisho, la ladagaalanka argagixisada iyo u diyaar garowga arimaha doorashooyinka soo socda.
Kulankan ay maanta yeesheen maamulka Gobolka Banaadir wakiilka AMISOM ee Soomaaliya ayaa diirada lagu saaray sidii wada shaqeyb dhaw u yeelan lahaayeen Taliska AMISOM iyo maamulka gobolka Banaadir.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com