Allbanaadir.com
NEWS

Amar kasoo baxay Kheyre oo lagu joojiyay qorista Shaqaalaha isku bedelka (Akhriso)

Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka ee dowladda  Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay lagu sheegay in la joojijay qorista Shaqaalaha cusub ay qaadanayaan Hay’adaha dowlada kadib amar kasoo baxay Ra’isul Wasaare Kheyre.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka ayaa lagu sheegay in ilaa amar dambe la joojiyay qorista shaqaalaha isku bedelka ee Wasaaradaha iyo iyo Hay’adaha kale ee dowlada ee leh qoondo miisaaniyadeed ama aan laheyn.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisoow Adeege Qaran oo aan la ilaawi doonin

admin

Gaari Xamuul oo laga helay meydadka Tahriibayaal badan oo kusii jeeday Yurub (Sawirro)

Cabdi Cade

Caasimada Kyiv oo xalay marti gelisay duqeyn culus & Wararkii u dambeeyey Ukrine (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---