Wareegto kasoo baxday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu magacaabay afhayeen ay yeelaneyso Wasaaradaasi oo kamid ah Wasaaradaha ugu muhiimsan dowlada.
Wasiirka ayaana u magacaabay Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Ismaaciil Muqtaar Oronjo oo ahaa Wariye sanado badan ka shaqeenayay Idaacada iyo Telefishinka dowlada Soomaaliya.
Wariyahan loo magacaabay in uu noqdo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa bilooyin kahor laga qaaday xilka gudoomiyaha Degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir uu hayay mudo kooban .
Halkan ka Akhriso Digreetada Magacaabista
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com