Wareegto kasoo baxday xafiiska Taliyaha ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Taliyihii ciidanka Nabad sugida Gobolka Hiiraan Dhame Cabduqaadir Maxamed Abuukar (Dhagaweyne).
Waxaa sidoo kale wareegtadan kasoo baxday Taliyaha Nabad sugida Hirshabelle lagu magacaabay Taliyaha ciidanka Nabad sugida gobolka Hiiaan oo loo magacaabay Dhame Cabdi Maxamed Cali (Aweys_.
Halkan ka Ahhriso Digreetada kasoo baxday Taliyaha Nabad sugida Hirshabelle
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com