Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Nairobi iyo xog ku aadan Ujeedka socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaaih Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in ay u dhoofaan magaalada Nairoib ee caasimada dalka Kenya.

Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa u tagaya dalka Kenya si uu uga qeyb galo Shirka caalamiga ah ee ICPD, waxaa sidoo kale shirkan ka qeyb galaya madax kale oo lagu casuumay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa in shirka kadib kulan gaar ah la qaadan doono Madaxweynaha dalka Kenya ee Uhuru Kenyatta, waxaana la filayaa in labada Madaxweyne kawada hadlaan arimo xasaasi ah.

Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa kulankoodii ugu dambeeyay ku yeeshay magaalada New Yourk ee dalka Mareykanka, waxa ayna ku balameen in kulamo kale isugu yimaadaan.

 

Related posts

Rooble iyo Musharaxiinta oo maanta la filayo in ay ku kulmaan Hotel kuyaala Muqdisho

Cabdi Cade

Hanti dhowrka Qaranka oo ka jawaabay Warqaddii Maxkamada G/Banaadir

Caydiid Ali

Siyaasi Mucaarad weyn ku ahaa Sacuudiga oo lagu dilay Toorey iyo Walaalihiis oo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---