Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada: Sida Baladweyne loogu soo dhaweeyay Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle iyo Xildhibaano ayaa garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay wafdiga ay horkacayeen labada Madaxweyne hore.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ayaa tagitaanka magaalada Baladweyne maanta ka maray dhibaato badan, waxaana ugu dambeyn u suurto gashay in si nabdoon magaaladaasi ku gaaraan.

Madasha Xisbiyada Qaran hogaankooda ayaa magaalada Baladweyne u tagay sidii ay gar gaar halkaasi u gaarsiin lahaayeen, waxa ay sidoo kale u tageen in ay soo arkaan dhibaatada ka dhalatay fatahaada Wabiga Shabelle.

Related posts

Danjirihii Maraykanka u fadhiyey dalka Panama oo sabab yaab leh isku casilay

Caydiid Ali

Xaliimo Yarey oo shaaciyay in ay Caqabad ku qabaan xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

Cabdi Cade

Putin oo ka hadlay Go’aankii Trump iyo Erdogan oo Isra’iil u aqoonsaday Argagaxiso

admin
Taboola Ads ---