Wiil u dhalay Gudoomiyihii geeriyooday ee gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa loo magacaabay in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey .
Wareegto kasoo baxday Wasiirka arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa loogu magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee New Yourk
Halkan ka Akhriso Warqada magacaabista