Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Daawo Sawirro) Xaflad sagootin ah oo caawa ka socota Magaalada Kismaayo

Guriga martida ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa caawa ka socota xaflad balaaran oo lagu sagootinayo madax kala duwan, siyaasiyiin iyo xildhibaano u tagay Magaalada Kismaayo xafladii caleemo saarka Axmed Madoobe.

Munaasabadan oo uu soo qaban-qaabiyey Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay qeybaha bulshada Magaalada Kismaayo sida haween, dhalinyaro, odayaal dhaqameedyo, fanaaniin iyo masuuliyiinta Jubbaland.

Khudbado kala duwan ayaa laga jeedinayaa munaasabada, iyadoo lagu wado in maalinta beri ah ay wufuudan ku kala laabtaan magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe oo intooda badan ay ka kala yimaadeen.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

RW Khayre & Madaxda Sare ee Ahlu sunna oo kulan xasaasi ku yeeshay Dhuusamareeb

Caydiid Ali

Madaxweyne Siciid Deni oo Qoraal xasaasi ah kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo Warbaahinta la hadlaya xili Shirka Dhuusomareen fashil ku dhaw yahay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---