Madaxa Xukuumada Galmudug sidoo kale katirsan kooxda Ahlu Sunna ayaa soo saaray War Saxaafadeed uu uga soo horjeestay Guddiga Farsamada iyo doorashooyinka ee dhawaan magacawday Wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka .
Ahlu Sunna ayaa sheegtay in magacaabista guddiga Doorashooyinka Galmudug ay baal marsan tahay dastuurka dalka, waxa ay sidoo kale sheegtay Ahlu Sunna in la hareer maray heshiiskii dowlada iyo Ahlu Sunna wada saxiixdeen.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Ahlu SunnaÂ
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com