Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee 2019-ka, ka dib markii horay Wasaaradda ay u qaadacday natiijada doorashooyinkii ka dhacay Jubbaland.
Hoos ka akhriso habraaca ay soo saartay Wasaarada arrimaha gudaha
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com