Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilkii ka qaaday Gudodomiyihii degmada Baydhabo iyo ku-xigeenadiisa, iyadoo Maamul Cusub la Magacaabay.
Wareegtada ayaa lagu sheegay in kadib wadatashiyo iyo baahi loo qabo dardar-gelinta howlaha shaqo ee degmada loo Magacaabay Maamul Cusub ee Magaalada Baydhabo oo ah Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonmfur Galbeed.
Hoos ka akhriso wareegtada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com