War Saxaafadeed Caawa kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay is hortaagii maanta dowlada federaalka Soomaaliya ku sameeysay Madaxweynhihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed xili uu kusii jeeday magaalada Kismaayo.
Jubbalad warka ay soo saartay ayaa lagu cambaareeyay dhacdada maanta ka dhacday garoonka Aadan Cadde, Jubbaland ayaana xanibaada Sheekh Shariif ku tilmaantay mid kasoo horjeeda shuruucda iyo dastuurka dalka u degsan.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Jubbaland