Allbanaadir.com
NEWS

Maamul Goboleed War kasoo saaray Xayiraadii maanta lagu sameeyay Sheekh Shariif

Maamul Goboleedka Puntland ayaa si adag uga hadlay is hortaagii maanta dowlada federaalka Soomaaliya ku sameesay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed xili uu kusii jeeday magaalada Kismaayo.

Qoraal kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu cambaareeyay is hortaagii dowlada ku sameesay safarkii Sheekh Shariif ee magaalada Kismaayo, waxa ayna Puntland sheegtay in falkan lagula kacay Sheekh Shariif uu jabinayo Dastuurka KMG.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Puntland

Related posts

Gaadiid dagaal iyo Ciidamo lagu wareejiyay maamulka Puntland (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Daawo Sawirada:Qaraxyo lagu bur buriyay hoolka Nasiinada ee Garoonka diyaaradaha ee…

Cabdi Cade

Dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowlada

Caydiid Ali
Taboola Ads ---