Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Muxuu RW Khayre ku soo arkay Isbitaalka Xoogga dalka oo uu xalay booqday?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay isbitaalka Xoogga ee magaalada Muqdisho ku booqday askar ku soo dhaawacantay dagaallo kala duwan oo dhex maray Alshabaab iyo ciidmaada xoogga dalka.

Khayre ayaa mid mid u salaamay dhamaan bukaanada isagoo sidoo kale ka xog wareystay dhaqaatiirta xaaladda Askarta iyo waxaa iska bedalay caafimaadkooda.

Waxaa uu ALLE uga baryay inuu caafiyo Askarta isagoo ku dhiira geliyay inay dib ugu laaban doonaan furimaha dagaalka isla markaana ay sii wedi doonaan dagaalka lagula jiro Shabaab marka ay dhaawaca ka soo bogsadaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Askari ka tirsanaa ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu dilay Garowe

Caydiid Ali

Sirdoonka Mareykanka oo kashifay arrin halis ah oo uu damacsan yahay Putin

Caydiid Ali

Qarax xooggan caawa ka dhacay Muqdisho iyo ninkii aasayey oo ku naf waayey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---