Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Shuruudo adag oo lagu xirayo Xulista Baarlamanka & doorashooyinka Galmudug (Akhriso)

Wasaarada Arimaha gudaha Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal lagu faah faahiyay qodobadii looga dooday shirkii dib u heshiisiinta ee beelaha dega Galmudug ee xalay lagu soo xiray magaalada Dhuusomareeb.

Qoraalka Wasaarada kasoo baxay ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowlada federaalka Soomaaliya ay soo saareyso habraac iyo shuruudo adag oo ku aadan xulista Xildhibaanada Galmudug iyo Doorashooyinka Gudoonka iyo Madaxweynaha.

Wasaarada arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in dib u eegis lagu sameenayo hanaankii lagu dhisay maamulka Galmudug sanadkii 2015-kii si loo saxo waxyaabihii la sheegay in ay qaldameen.

 

Related posts

Sacuudiga iyo Ruushka oo gaaray heshiis ka caraysiiyay Mareykanka saameyna abuuri kara

Cabdi Cade

Chatham House: Kheyre oo Wasiiro, Safiiro iyo Aqoonyahano kala hadlaya Doorashasa Dalka

Cabdi Cade

DF oo warbixin ka soo saartay Roobabka iyo fatahaadaha ka socda dalka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---