Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka laabatay heshiisyadii tijaabada badqabka gaadiidka ay Wasaarada la gashay ilaa shan Shirkadood.
Qoraal kaoo baay Wasaarada Gaadiidka ayaana lagu shaaciyay in shirkadan gabi ahaanba laga joojiyay tijaaada badqabka gaadiidka ama Kalaawito, lamana shaacin sababta ay Wasaarada ay heshiiskan horey u gashay uga baxday.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com