Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Dowladda Somalia oo War ka soo saartay odayaasha ay soo bandhigtay Al-Shabaab

Xukuumada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay qaar ka mid ah odayaashii soo xulay ergadii soo dooratay xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo u hoggaansamay amar kasoo baxay Al-Shabaab kaasoo sheegayey iney tagaan degaanada kooxdaas ay ka taliso si loo cafiyo.

War-saxaafadeed kasoo baxay caawa Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in odayaasha ay soo bandhigayan Al-shabaab badankood aysan aheyn kuwii saxdaa, ayna yihiin kuwo la been abuuray.

Hoos ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo gaadmo lagu dilay

admin

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

Caydiid Ali

Mareykanka oo Shaaciyay in Saddex arrin oo Muhiim ah ka taageerayaan DFS

Cabdi Cade
Taboola Ads ---