Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray caasimadda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Baydhabo.
Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen, masuuliyiin kale iyo dadweyne fara badan.
Khayre ayaa lagu wadaa inuu kumanaan shacab ah kula hadlo garoonka ciyaaraha ee magaalada Baydhabo kuwaasoo illaa saaka halkaas ku sugnaa.
Wixii warar ah ee ka soo kordha socdaalka raisul wasaaraha kala soco wararkeena dambe insha Allaah
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
Hoos ka Daawo Muuqaalka wararka Shabakadda Allbanaadir Online 24 saac kasta