Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Somaliland oo ka hor timid heshiis ay kala saxiixdeen dowlada Somalia & Midowga Yurub

Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid heshiis looga magac daray Eng. Yariisow oo lagu dhisayo Waddooyinka Muqdisho iyo Bebera kaasoo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta Somaliland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan awood u lahayn inay mashaariic ka fuliso degaanada Somaliland.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in Midawga Yurub iyo Somaliland ay muddo badan ka wada shaqeynayeen dhameystirka Mashruuc qeyb ka mid ah qandaraaska loogu talagashay Afrika.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Hoos ka Daawo Muuqaalka wararka Shabakadda Allbanaadir Online 24 saac kasta

https://youtu.be/gW7d8QGGaKc

Related posts

Kulan Qarsoodi ah oo dhax maray Fahad Yaasiin iyo Sheekh Shariif iyo Xog laga helay !

Cabdi Cade

Kiiskii 3aad ee cudurka Coronavirus (COVID-19) oo laga helay Soomaaliya

Caydiid Ali

Nidaam Casri ah uu ku shaqeyn Doono Maamulka G/Banaadir oo laga shiray (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---