Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo Addis Ababa kula kula kulmay Cabdi-weli Gaas & xubno kale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay hadimo sharafeed qado sharaf ah oo uu u sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

Qodo sharafta ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Qado Sharafta ka dib waxaa halkaas ka dhacay kulamo iskugu jiray soo dhoweyn iyo is-xog wareysi looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya iyo si gaar ah Puntland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dhaawacyadii ugu badnaa oo illaa xalay la gaarsiiyey Isbitaalada Muqdisho

Caydiid Ali

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjireyaal cusub

Caydiid Ali

Shuruudaha laga rabo xubnaha u taagan Doorashada Xildhibaannada Puntland oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---