Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Ahlu-Sunna oo shaacisay inuu burburay hreshiiskii ay la gashay dowlada Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii ay la gaareen dowladda federaalka Somalia.

Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa sheegay in dowlada Somalia ay ciidamo fara badan oo aan la isku ogeyn soo gelisay Dhuusamareeb.

Shacabka ku dhaqan degaanada Galmudug ayuu ugu baaqay iney u diyaar garoobaan sidii ay isaga difaaci lahaayeen wax uu ugu yeeray duulaanka qaawan ee lagu soo qaaday.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka ahlu suna

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ganacsade caan ah oo kasoo jeeday Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Cabdi Cade

Cabbaas Cali Nuur oo tallooyin dhinaca waxbarashada ah u gudbiyey waalidiinta Soomaalida Holland [Wareysi]

admin

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo baaqday iyo sababta ka dambeysa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---