Maamulka Puntland ayaa u hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland.
Puntland ayaa taageereysa madaxweynaha uu xiligiisu dhamaaday Axmed Madoobe oo mar kale u hanqal taagaya inuu xilka qabto, iyadoo arrintan ay ku soo aadeyso xili liis kale oo xildhibaano ah looga dhawaaqay Kismaayo.
Hoos ka ka akhriso qoraalka Puntland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com