Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay qaabka ay ku socdaan diyaar-garowga doorashooyinka Jubbaland oo ay sheegtay ineysan waafaqsaneyn habraaca dowladu u dejisay.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in dowladu diyaar u tahay iney gacan ka geysato hanaanka doorashada Jubbaland ee hadda lagu jiro, iyadoo War-saxaafadeedku uu sidan hoose u qornaa:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com