War Saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Xisbiyada Wadajir, UPD, Himilo Qaran, Ilays, Xisbiga Nabadda Kutlada Badbaado Qaran ee Baarlamaanka, ayaa looga digay dowlada federaalka Soomaaliya faraalinta ay ku heyso doorashada Jubbaland.
Xisabiyada ayaa sidoo kale ka digay faragalin ay sheegeen in ay doorashada Jubbaland ku wadaan wadamada Dariska qaarkood, waxa ayna ka digeyn in ay dhacdo faragalintii doorashada Koonfur Galbeed oo kale.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka XisbiyadaÂ
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com