Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay in la xiray Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka.
Gudoomiyaha qoraalka uu soo saaray oo ku taariikheysnaa 4-ta bisha Agosto ayaa lagu sheegay in Kalfadhiga 5aad uu soo xirmay 27-kii bishii hore ee July, waxaa sidoo kale lagu sheegay in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doona 27-ka bisha September.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Gudoomiyaha Gobolaha Shacabka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com