Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo war saxaafadeed soo saarey ayaa ka warbixiyey wixii u qabsoomey maalintii la magacaabey illaa hadda.
War saxafaadeedkan waxay gudigu kaga jawaabayaan dhamaan eedihii loo soo jeediyey, cabashada musharaxiinta aan is diiwaan gelinin iyo fasiraada qodobo ka mid ah shuruudihii ay soo saareen.
HOOSKA AKAHRISO QORAALKA GUDDIGA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com