Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa shaaciyey xiliga uu furmayo shirka iyo tirada ergooyinka ka qayb galaya
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in Shirka uu furmi doono 5-ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka qeyb-galayaan 356 Ergo oo metelaya beelaha dega degaanada Galmudug.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeed oo dhameystiran
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com