Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Masjidka Nasir Al Mulki oo si weyn usoo jiita Indhaha Dalxiisayaasha (Daawo Sawirada)

Masjid si qurux badan loo dhisay oo kuyaala dalka Iran ayaa noqday mid si weyn usoo jiita indhaha dadka dalxiisayaasha ah, waxaana masjidkan qaab dhismeedkiisa ka badalan yahay masjidyo badan oo caalamka kuyaala.

Masjidka Nasir Al Mulki ayaa la dhisay qarnigii 19-aad, waxaana dhismaha masjidkan oo si aan caadi aheyn loo dhisay uu socday mudo 12-sano ah, waxaana dhismaha masjidkan ku baxday lacag aad u bafdan.

Waxaa loogu magac daray Masjidkan baaldajiyaha Maluukadii Qajar kaas oo amray dhismaha masjidkan soo jiidashada leh, waxaana masjidkan uu yahay mid ka tilmaaman masaajida kale ee Iran kuyaala.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Gabar iyada oo la gudayo Geeriyootay iyo Waalidiinteeda oo xabsi la dhigay

Cabdi Cade

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weeraro ka fuliyay deegaano kuyaalla dalka Kenya

Cabdi Cade

Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay Magacyada Senataro iyo Wasiiro faro galin ku haya (Akhriso)

Cabdi Cade