Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada maamul goboleedka Puntland ayaa Gudoonka golahaasi u gudbiyay Mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Maxkamada sare ee maamulkaasi.
Xildhibaanada mooshinka u gudbiyay Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa ku eedeeyay Maxkamadda Sare ee Puntland in aysan si cadaalad ah ugu adeegin bulshada ku nool deeganada Maamulkaasi.
Qoraalka Mooshinka ay soo saareen Golaha Wakiilafda Puntland ayey Maxkamada sare ku eedeeyeen in waajibaadkii looga fadhiyay ay gabtay, waxa ayna xuseen in khilaaf mudo jiray uu ka dhax jiro Maxkmaada sare.
Halkan ka Akhriso Mooshinka Xil ka qaadista
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com