Allbanaadir.com
NEWS

Qoraal Caawa laga soo saaray Xafiiska Gudoomiye Maxamed Sheekh Jawaari (Akhriso)

Qoraal caawa laga soo saaray Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegayay in Jawaari is casilayo.

Waxaa lagu beeniyay Qoraalkan caawa kasoo baxay Xafiiska Gudoomiye Jawaari kuna saxiixnaa Xoghayaha Guud Baarlamaanka Warka sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu is casilayo, waxaana shacabka looga digay in ay qaataan wararka been abuurka.

Halkan ka AKhrispo Qoraalka Xafiiska Jawaari kasoo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Waa sidee xaalada Caafimaad Laacibkii hore ee Reer Brazil Pele oo Isbitaal ku jira?

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo kulan muhiim ah la qaatay Ergay James Swan (Sawirro)

Cabdi Cade

Xisbullaah oo xaalku ku xun yahay in marinkii saadka usoo mari jiray oo xirmay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---