Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo War kasoo saartay Doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug digniina u dirtay ..

Maamulka Puntlanad ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo in dhawaan ka dhacaan maamulada Jubbaland iyo Galmudug, waxa ayna dowlada federaalka uga digtay in feragaliso doorashooyinka ka dhacaya maamuladaasi.

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha Gudaha Puntland ayaa looga digay dowlada in ay faragaliso doorashooyinka, waxaana dowlada federaalka loogu baaqay in ay ixtiraamto dastuurka dalka iyo kan maamul goboleedyada u yaala.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Puntland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dagaalka Qarniga Qarsoon ee dhinaca Internetka la isku adeegsanayo !!

Cabdi Cade

Baarlamanka Somalia oo xusul duub ugu jira furitaanka kalfadhigiisii 4-aad (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Dhufeesyo laga sameestay Wadooyinka Muqdisho iyo Ciidamada mucaaradka oo is fidinaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---