Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Masiibo ka taagan degmo ka tirsan Puntland & Madaxweyne Deni uu guddi u saaray (Sawirro)

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Xaaladda Amniga, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Wadooyinkii go’ay, Amniga Garoomada iyo Warbixino kale.

Madaxweynaha Puntland ayaa guddi wasiiro ah u saaray qiimeynta masiibo ka taagan degaanka Caluula ee gobolka bari ka dib markii baddu ay ku fatahday degmadaas ayna cagta marisay guryo iyo dhismeyaal kale oo ku yaalla degaanka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND, KANA DAALACO SAWIRADA:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Musiibadii 14-ka Oktobar – Wixii dhacay waa laga soo kabanayaa!

admin

Nin calooshiisa laga soo saaray hal kiilo oo isugu jira Musaamiir iyo Boolal (Sawirro)

Caydiid Ali

Hooyo shan caruur ah oo ay dhashay ku gowracday Magaalada Solingen (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---