Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay xaalada ka taagan degmada Beledxaawo iyo Darbiga ay Kenya ka dhismihiisa ka waddo
Waxa lagu sheegay qoraalkan in Madaxweyne Farmaajo arrinta darbiga Kenya dhiseyso uu muddo saddex jeer ah kala hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo uu kula xiriiray khadka telefanka.
Qoraalka ka soo baxay wasaarada arrimaha dibeda Somalia ayaa u qornaa sidatan
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com