Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo muddo 48 saac ah u qabtay Golihiisa Wasiirada

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Safarkii Madaxweyne Ku-xigeenka ee deegaanka Af-urur, Xaaladda Waddooyinka Puntland iyo Warbixino kale.

Axmed Karaash ayaa amar ku siiyey Golaha wasiirada Puntland iney muddo 48 saacadood ah uga jawaabaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen baahiyada la xiriira adeegyada bulshada ee looga baahan yahay degaanka Af-urur sida caafimaadka, waxbarashada iwm.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka iyo sawirada golaha Wasiirada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Askari AMISOM katirsanaa oo Shaqada laga eryay kadib markii uu kufsaday Gabar aad u yar

Cabdi Cade

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiirka A/dibeda DF & danjire Kate Foster?

Caydiid Ali

Muran cusub oo ka dhashay xil ka xayuubintii lagu sameeyey Taliye C/xakiin Yuusuf Xuseen

Caydiid Ali
Taboola Ads ---