Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Wasiirka Gaashaandhiga oo Baydhabo tababar uga furay Boqol askari (Daawo Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Ingiriiska ayaa maanta si rasmi ah u furey xero lagu tababarayo ciidanka Xoogga Dalka oo dowladda ingiriiska ka hergalisey Baydhabo.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka furay Xeradan tababarkii ugu horeeyey ee lagu siin doono ciidamo gaareya 100 -askari oo ka tirsan qeybta 60-aad kaasoo socon doono mudo labo bilood ah.

Waxaan Munaasabada lagu furayay xerada iyo tababarka ciidanka sidoo kale ka soo qeyb galey ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Shiikhunaa Maye, Wasiiro, Xidlhibaano Odayaasha dhaqanka iyo xubno kale.

Mas’uuliyiintan ayaa kormeer ku sameeyey qeybaha ay xerada ka kooban tahay iyo ciidamada ku xareysan ee tababarka lagu siin doono.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur oo caawa lagu dilay Qarax iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Cabdi Cade

Ninkii dhaawacay Salman Rushdie oo sheegay inuu ixtiraam u hayo Ayatollah Khomeini

Caydiid Ali

Maraykanka oo Safaaradiisa Israel si rasmi ah uga furtay Magaalada Qudus (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---