Maamul goboleedka Puntland ayaa cafis u fidisay 120-Maxbuus oo galay dambiyo fud fudud, kuwaa oo ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo kuyaala qaar kamid ah magaalooyinka Puntland.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa cafis loogu fidiyay Bisha Ramadaan iyo munaaabada ciida owgeyd 120-maxbuus oo dambiyo fud fudud galay.
Halkan ka Akhriso Wareegtada cafiska
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com