Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Waare oo Wareegto ka soo saaray xafiiskiisa ayaa Col.Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) u magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee degmada Warshiikh isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cumar Maxamed Cumar (Ahlu-kheer) oo xilka laga qaaday.
Hoos ka akhriso Wareegtada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com