Maamul goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in uu joojiyay wada shaqeyntii kala dhaxeesay dowlada federaalka Soomaaliya, kadib markii maamulka ku eedeeyay dowlada faragalin.
War Saxaafadeedka kasoo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay dowlada federaalka, waxaana maamulka sheegay in dowlada federaalka qaadi doonto masuuliyada waxii khalalaase ah ee ka dhaca deegaanada Galmudug.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com