Maamulka Jubbaland ayaa ka soo horteestay habraaca doorashada dowlad goboleedyada ee ay xalay soo saartay wasaarada arrimaha gudaha ee Somalia.
“Dowlad goboleedka Jubbaland waxay caddeynaysaa inay doorashadeeda u madax banaantahay xilna ka saaran tahay qabashada doorasho xor iyo xalaal ah, iyadoo la raacayo habraacyada iyo xeerarka doorasho ee u yaala Dowlad goboleedka Jubbaland kuna xusan dastuurka qaranka iyo kan Dowlad goboleedka Jubbaland” ayaa lagu yiri qoraal 3 bog ka ka kooban oo soo baxay maamulka Jubbaland oo u qornaa sidatan:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com.