Maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyay go’aankii ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, kaasoo lagu shaaciyay Habraaca Doorashooyinka dowlad Goboleedyada.
Wasaaradda arrimaha Dastuurka Hirshabelle oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay in Warqadii dowladda ka soo baxday ay garab marsan tahay hanaanka Federaalka, dowlad Wanaaga iyo daadajinta Nidaamka Dimoqraadiyada.
Hoos ka akhriso qoraalka Hirshabelle
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com